Sunday, May 19th, 2019
header

Gabadh dacwad la fuushey nin aabaheed qasab ku siiyay magaalada Laascaanood

Waxa maanta maxkamad ku taal magaalada ay u fariisatey dacwad soo socotey muddo gaaban oo ay soo gudbisay gabadh 14 jir ah taas oo ahayd gabadh soo dacweysay nin aabaheed qasab ku siiyay.



Ninka ayaa xilliga uu Aabaheed u guurinayay waxa ay aheyd sanadkii 2015-kii xilligaas oo ay jirtay Da’da 11 halka Ninka loo guuriyey uu isana jiray da’da 30 sano taas oo keentay in Gabadha ay ka cararto Hoygii loo geeyey ee magaalada laas-Caanood, isla markaana ay aaday magaalada Hargeysa.

Xaawa Cabdi Aadan ayaa 23kii Bishii la soo dhaafay waxaa ay dacwad u gudbisay Maxkamada magaalada laas-caanood, iyada oo kasoo horjeeda Ninka ka da’da weyn ee uu Aabaheed ku guuriyey,waxaana Maxkamada Maanta oo Khamiis ah ay go’aamisay in uu furo Ninka lagu daray oo lagu Magacaabo Iftiin Cabdi.



Xaawa Cabdi Aadan oo la hadashay Warbaahinta ayaa waxaa ay sheegtay in dacwada ayna u gudbin naceyb ay u qabto Ninka loo guuriyey balse aysan gaarin da’da guurka.

Guddoomiyaha Maxkamada degmada laas-Caanood Cumar Sheekh Maxamed Aadan ayaa sheegay in kiiska dacwadaas ay soo gaarsiisay Xaawa Cabdi Aadan oo ah Gabar yar kana dacwooneysay Ninka qasabka loogu guuriyey, waxana uu sheegay in Gabadha la mehriyey, iyada oo aan qaan gaarin,sidoo kalena aan lala socod siin.



Waa muhiim in gabdhaha yar aan guur lagula deg degin laga yaabe in ay jir ahaan gaartey laakiin caqli ahaan ayna gaarin, weliba ay u dheertahay in lagu cadaadiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Xildhibaan Maryan Cariif oo dalbatey in Kiiniya dalka laga saaro

May, 18, 2019
Xildhibaan Maryan Cariif oo ka tirsan Golaha Shacabka ...

Booliiska Qubrus oo raadinaya gabadh Somali ah oo luntey ilaa Khamiistii

May, 18, 2019
Booliiska jasiirada Qubrus ee u kala qaybsan Turkiga ...

Wasiir aan dugsi sare gelin oo si xun u weerartay xildhibaan Dhakool, Prof Samatar iyo Cali Khaliif

May, 18, 2019
Hinda Jaamac waxay ka mid tahay wasiirada maamulka ...

Gobolada Sool iyo Sanaag oo si weyn looga qayb qaatey maalinta nadaafada: Sawiro/daawo)

May, 18, 2019
Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maantoo kale ku ...

Saylici oo reer Awdal aflagaadeeyay: ma duushaan maxaan madaar dhisnaa iyo dekeda Saylac

May, 18, 2019
C/raxmaan Saylici oo reer Awdal ku qasaareen 9-kii ...

Dhacdooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo shaaca ka qaaday danaha gaarka ah ee loola yimi shirkii Garoowe

May, 16, 2019
Madaxweynaha oo ka hadlaayay munaasabada maalinta dhalinyarada SYL ...

18 May waa maalin madow anagaa ku leh: siyaasi Cabdi Shotaly (daawo)

May, 16, 2019
Siyaasiga ruug cadaaga ee Cabdi Shotaly ee beesha ...

Ururka Makaahiil Group (Samaroon) oo si adag uga hadley xasuuqii Harawa gaar ahaan Xajin

May, 13, 2019
Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga ...

Maraykanku kuma dhaco inuu weerar nagu soo qaado: Iiraan

May, 10, 2019
Ayadoo baryahan ay jirtey in xagjir Taram uu ...

Ciidanka xooga oo kordhiyay baacsiga argagixisada: SAWIRO

May, 8, 2019
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha ...

Shirkad Ingiriisa oo la sheegay inay gaaskale ka heshay Somali galbeed

May, 7, 2019
Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la ...

90 caruur u badan oo la qaadsiiyay cudur khatara dalkaasi Bakistaan

May, 3, 2019
Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in ...