07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dil ka dhacay Gobolka Mudug oo qof loo soo qabtey

Booliska Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen nin dil ka gaystay Degmadaasi xalay fiidkii
Ninkaan ayaa dilay Marxuum lagu magacaabi jiray Caddaawe Cali Aadan kaasi oo u dhintay dhaawac culus oo ka soo gaaray rasaas uu ku furay nin hubaysan oo aan weli faah faahin laga hayn sababta uu dilka u gaystey.

Saldhiga Degmada Galdogob ayaa lagu hayaa ninkaasi oo waxaa ku socota Baaris sida Saraakiisha Booliska ay Marxuumka la dilay oo ahaa nin dhalinyaro ayaa ka mid ahaa bahda Cayaaraha Degmada Galdogob, illaa haddana lama
Dadka gobolka ayaa midjastaa haystaa qori taas oo ka dhigan inay iska xalaalaysan karaa dhiiga qof Muslim ah. Lama sheegin in ninka la qabtey uu ka tirsan yahay

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS