Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Danab hal qof ku diley gobolka Bay iyo dhaawaca 3 kale

Saacadihii la soo dhaafay ayaa deegaano ka tirsan Gobolka Baay waxaa ka da’ay roobab dadka ay ku qabowsadeen, xilli xaalad daran oo kuleyl iyo roob la’aan ay ka jirtay deeganadaasi.

Ka sokow roobabka dadka ay ku qabowsadeen, waxaa jirtay in danab ama biriq ay ku dhacday deegaanka Kanaanax oo ka mid ah deeganada hoostagga Deegaanka Buulo fulaay ee Gobolka Baay.



Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay hal ruux inuu ku dhintay danabkaas /Biriqdaasi, sidoo kalena dhaawac ay noqdeen illaa saddex ruux oo dad shacab ah, kadib markii ay ku soo dhacday danabka  xilli ay ku sugnaayeen aqalkooda.

Dadka dhaawacmay ayaa loo qaaday Magaalada Baydhabo, halka sidoo kalena qofka dhintay saaka lagu aasay deegaanka Kanaanax ee Gobolkaasi Baay ka tirsan.



Xilligan oo Gobolada dalka ay ka jirto xaalad roob la’aan ah ayaa dadka waxa ay yihiin kuwa dareemaya xaalad kuleyl ah, waxaana Magaalooyinka qaar lagu qabtay Salaad Roob doon ah oo Alle looga baryaya raxmadiisa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...