31/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Doon u rarneyd ganacsato Somaliland ah oo degtay

Doon ka soo shiraacatey dalkaasi Imaaraadka oo lagu qiyaasay alaabta saarneyd ilaa 5 milyan oo doolar ayaa ku degtay xeebta dalkaasi. Doontaa ayaa waxay u rarneyd ilaa 81 sideetan ganacsato mana lahayn caymis dabara haddii masiibo ku dhacdo.



Doontaas ayaa la sheegay in dhamaan maciishadii saarneyd ayna waxba ka badbaadin inkastoo la sheeg in aanayn jirin cid wax ku noqotey.



Ganacsatada ayaa doonta ka soo rartey Dubay waxana la sheegay in doonta ay ku rarnaayeen maciishado kala duwan. Maaha markii ugu horeysay ee Soomaali ay ku khasaaraan ayagoo soo rartey doobyi aad u tayoxun.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS