Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wasaarada caafimaadka Somaliya maxay ka tiri cudurka Iboola oo Yugandha ka dilaacay

Kadib markii cudurka halista ah ee Iboola ka dilaacay Yugandha waxa jirey walaac aad u badan oo soo wajahay Somalida badankeea maadaama dalka ay joogaan askar Yugaandhees ah oo ka yimi deegaanka laga helay cudurkaan.

Askartaan ayaa xilliyada fasaxyadooda tegi kara deegaanka baadiyaha ee ay ka soo jeedaan taas oo keeni karta in cudurkaas oo galo sidaana u keeni karaan dalka.



Kiiniya ayaa xuduuda ay la wadaagto Yugandha gaysay qalabka lagu fiiriyo cudurka sida in qofka lagu eego qalab haddana waxa jirta cabsi ah inuu dalka soo galo.

Waxa ilaa hadda lagu daba jiraa dad gaaraya 48 qof oo la socday haweenayda iyo wiilkayar ee u dhintey cudurka oo iyagu ka yimi dalka Koongo.



Wasiirada caafimaadka ee Somaliya Fawsiya Abiikar ayaa sheegtay in hadda ayna jirin khatar dalka soo wajahday ayna Somaliya si toosa ula shaqaynayso ururka caafimaadka aduunka iyo ururada kale.

Waxay kaloo sheegtay in ay ku xiran sida dalalka u dhow xudunta cudurka ee Koongo ula dhaqmaan sidey u adkeeyaan xuduudooda una xanibaan cudurka.



Somaliya ayaa iska furan awodna dawladu uma laha inay sugto xuduudeeda, waana ta keenaysa cabsida weyn.

Hoos ka daawo hadalka wasiirka

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...