November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Guddiga uu magacaabay madaxweynaha Somaliya waa guddi fiican: Ismaaciil Buubaa

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa kana tirsan xisbiga Wadani ayaa soo dhaweeyay guddiga uu magacaabay madaxweynaha Somaliya ee meel saaraysa tabashada maamulka Somaliland. Guddigan ayaa Muuse Biixi diidey sheegayna inay ku jiraan dad Woqooyiga u dhashay.

Isku soo duuboo guddigan u magacaabay Madaxweyne Farmaajo waxay dan ugu jirtaa maamulka Muuse Biixi oo siyaasad ahaan aan deganayn.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS