November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo isla simey Boorama iyo Gebiley siiyayna 13 xildhibaan

Sharci loo codeeyay oo ka yimi xildhibaanada beesha dhexe ayaa loo ansixiyay in magaalada Boorama la sinaato Gebiley oo ay ka soo baxaan 13 xildhibaan. Xeerkan ayaa beesha dhexe siinaya kuraas badan halka gobolka Awdal ku qatan yahay lana simey Gebiley.



Beelaha ISAAQ qaarkood ayaa iyaguna diidey kadib markii hal beel ku shubatey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS