Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Madaxweyne Farmaajo oo walaac ka muujiyay hawl-wadeeno uu xirey horjooge Siciid Deni

Waxa usbuucii hore magaalada Boosaaso lagu xirey hawl-wadeeno ka tirsan guddiga dhismaha wadada Boosaaso oo uu xirey horjoogaha Puntland Siciid Deni. Madaxweynaha oo si gaara guddigaan u khuseyso ayaa kala Hadley horjooge Siciid Deni.



Madaxweynaha oo walaac ka muujiyay odayaashaas la xirey ayaa Siciid Deni u sheegay in la ilaaliyo in dawladda dhexe ee Soomaaliya u taagan tahay ilaalinta mabaadii’da aasaasiga u ah dowladnimada iyo xoojinta nidaamka Federaalka ah oo Puntand tiraa waa la hareer maray iyo wadatashi, wadajir iyo qarannimo dhammeystiran.



Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay si siman dalka u gaarsiinayso dhammaan mashaariicda horumarineed oo lagu jaangoynayo qorsheyaasha heer Qaran iyo heer Dawlad Goboleed ee horumarinta iyo baahinta adeegyada aasaasiga ah.

Dabcan adeegyadaa uu sheegay madaxweynaha ayaa ku eg gobolada Nugaal iyo Bari ee aan soo gaarin Sool, Sanaag, Togdheer iyo Awdal.



Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horjooge Siciid Deni u sheegay in odayadaa si shuruud la’ana lagu sii daayo. Guddigan ayaa xaqijinaya in lacagtu ui baxdo sidii loogu talogalay halka Horjooge Siciid Deni dalbadey in bangi gaara loo soo mariyo.

Lacagta wadadaas ayaa dhamayd 150,000 oo doolar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...