Taliye xigeenka booliiska Somaliya ayaa war ka soo saartey xasuuq argagixisadu ka gulisay Muqdisho gaar ahaan agagaarka K4 ee xaafada Hodan. Taliye Sakiye ayaa sheegtay in xasuuqa badankiisa laga hortagay.
Abbaarihii 10:40 subaxnimo ayee Ciidanka amniga ka hortageen baabuur noocisa yahay TOYOTA NOAH oo doonaayay inuu xoog ku maro checkpoint yaala KM4 halkaas oo uu ku qarxay. Waxaa qaraxaas ku dhintay askar iyo dad shacab ah, qaar kalena ay ku dhaawacmeen ayay tiri Taliya Sakiya”.
Maaha markii ugu horeysay ee argagixisadu xasuuq ka gaysato Muqdisho. Dadka goobta ku shahiidey ayaa la sheegay inay gaarayaan ilaa 3 shacaba.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay