Korneyl Caare ayaa faahfaahiyay markii ugu horeysay wadahadalo uu la galayo Muuse Biixi. Caare ayaa dagaal dib u xoreyna Ka bilaabey gobolka Sanaag waxana jira qasaare Ka dhashay dagaaladaas.
“Waxaan isla garanay sadex qodob oo saldhig u noqonaya wadahadal kasta waxana ugu horeysa in xabad joojin la sameeyo ayuu yiri Caare.
=”text-align: justify;”>Haddii qodobadaas la fulin waayo oo Muuse Biixi qaadan waayo anagu ma lihin masuiliyada wixii Ka yimaada ayuu raaciyay korneyl Caare.
orneylka ayaa ku sugan gobolka Sanaag oo inta Burco soo xigta gacanta ku hayaan halka gobolka intiisa kale ay ka taliyaan xulafadiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay