Argagixiso badan oo lagu diley deegaanka Awdheegle weerar kadib
Wararka aan Ka helaymo deegaanka Awdheegle oo argagixisada laga xoreeuay dhawaan ayaa sheegay in ciidamada Danab ay weerar ku dileen argagixiso badan oo gaaraya 10. Dhimashada argagixisada ayaa timi markii argagixisada gaari walxaha qarxa Ka buuxaan ku weerareen xarun ciidan oo feejigan.
p style=”text-align: justify;”>Dhinaca ciidanka Danab ayaa wararku sheegayaan inay jiraam dhaawac u badan khafiif oo ay soo gaarteen falidhka qaraxa.
p style=”text-align: justify;”>Fuleyda argagixisada ayaa soo qaadi karin weerar toosa mid gaadmo ah mooyee. Waxay waayeen baadii ay dadka la qaadayeen taasaa hadda ku kaliftey inay isa ioo qarxiyaan soona adeegsadaan dad waalan ileyn qof fayow isma qarxiyeea yiri korneyl u hadley Danab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
December, 14, 2019
Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq oo ...
December, 14, 2019
Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka ...
December, 14, 2019
Madaxweynaha Somaliya ayaa daah furey manhaj waxbarasho oo ...
December, 13, 2019
Xulka ku ciyaara magaca Somaliya oo inta badana ...
December, 13, 2019
Waxa dagaal culus ku dhexmaray gobolka Gedo gaar ...
December, 4, 2019
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo ...
December, 3, 2019
Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo ...
December, 2, 2019
Afhayeen u hadley madaxtooyada Turkiga ayaa sheegay in ...
December, 2, 2019
Waxa sii kordhey tirada guud ee ku dhintey ...
December, 1, 2019
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan ...
December, 1, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii dhamme Bashiir Cismaan Cawad ...
November, 30, 2019
Wadanka aadka u xooga weyn ee Kuuriyada Woqooyi ...