November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliye iyo ciidankiisa oo taabacsanaa Somaliland oo u goostey Butlaan: SAWIRO

Taliyihii aaga Badhan ee gobolka Sanaag ayaa saaka u goostey dhinaca Somaliland. Taliyaha reer Sanaageed ayaa wateyciidan farabadan waana ciidankii labaad oo xagga Butlaan soo gala.



Sanaag ayaa Ka mida meelaha siyaasiyiintoodu kolba dhinac u cararaan inta badan kuma xirna qadiyad ee was dhinaca jeebka iyo cadaalad xumo ay tirsadaan.

Afhayeenka Madaxtooyda Puntland Jaamac Dabaraani ayaa sheegay in G/sare Guray Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii ay kusoo wareegaan Puntland soo dhaweyna loo dambeeyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS