Hargeysa 21 Dec 2014–Faysal Waraabe ayaa sheegay in jeneral C/raxmaan Guulwade uu yahay dadka sida Yuhuuda in loo ugaadhsado ah kuwa waraystayna (VOA) ay yihiin kuwa aan habeen jirin. Faysal Waraabe ayaa sheegay in C/raxmaan Guulwade aanu Somali ahayn laakiin wuxuu iloobey in madaxa Somaliland uu galay dambiyo waaweyn uuna ku faaney inuu qixiyay magaalooyin deganaa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay