Maxkamada ciidanka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay argagixiso xasuuq gaystey sanadkii hore muddo intaas leegna sugayay inuu xukun cadaalad ah ku dhaco. Sadex argagixiso oo lagu Kala magacaabo Xasan Cali Barre iyo Sayed Cali Aadan ayaa xukuno Kala duwan ku dhacay.
Xasan Cali Barre ayaa dil toogasho lagu xukumay, Sayed Cali Aadan ayaa xabsi daa’im lagu xukumay halka maxkamadu sii daysay Muxiyadiin Maxamed Axmed oo isaga waxba lagu waayay.
Argagixisada maanta la xukumay ayaa xasuuq xun Ka gaysatey sanadii hore isgoys ku yaal Muqdisho oo dad badani ku shahiideen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay