Saturday, May 30th, 2020
header

Dugsi Ingiriiska ku yaal oo mamnuucay goonada iyo wacdaro lagu dhigey

Dugsi ku yaala Ingiriiska ayaa sheegay inuu mamnuucay goonada ay xirtaan gabdhaha waxase isla markiiba lagu eedeeyay in meel kaga dhacay dookha gabdhaha ee dharka ay xirtaan. ”Dugsiga ayaa ku yaala tuulada Stowmaarkad oo London u jirta ilaa 100km.



”Waxaan sidaa u samayney anagoo niyada ku hayna is-asturnaanta iyo anshaxa. Waxase markiiba lagu qabsaday erayga is-asturnaanta oo dad badan aad ula yaabeen. Waalidiinta qaar ayaa sheegay in ay ka xunyihiin goonada loo diidey.

Halka qaarna taageereen dugsiga. Maamulaha dugsiga ayaa gacmaha kor u taagay oo sheegay in erayga laga xanaaqay ee is-asturnaanta uu u dhacay si QALADA.



Waxa baryahan jirtey dugsiyada qaar in muraayado lagu rakibey jaranjarada taas oo marka gabdhuhu soo koraan ay wiilashu ka fiiriyaan gabdhaha goonada xidhan nikiskooda taas oo cabasho laga keenay.

Si kastaba ha ahaatee waxaad ogaan kartaa in erayga is-astru anu ku jirin qaamuuska Ingiriiska laga xanaaqo lana rabo in la qaawanaado. Ingiriiska ayaa ka mida wadamada ugu kufsiga badan Yurub inkastoo gabdhaha badankoodu iska qarsadaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Taram oo ciidanka u diyaariyay banaanbaxyada ka soo socda Minayabolis: aaway xoog ma isticmaalo

May, 30, 2020
Ilaa hadda lama maqal hay'adaha sheegta inay u ...

Axmed Karaash oo xaqiijay in bartiisii faysbuug hawada laga saaray

May, 29, 2020
Horjooge ku xigeenka Butlaan ayaa xaqiijay in bartiisii ...

Iiraan oo shidaalkii afraad gaysay Finansuweela iyo Taram oo baqay inuu taabto

May, 29, 2020
Booyadii afraad ee ay leedahay Iiraan ayaa gaartey ...

Laabla kaca lagu dhisay maamulka Butlaan ayaa ku tumashada keenay: Indhosheel

May, 29, 2020
Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo hadda ku ...

Meydka 8 dhalinyara oo la soo dhigey deegaan u dhow Balcad

May, 28, 2020
Waxa dadka deegaanka Galooley ee u dhow Balcad ...

Dhacdooyinka

Barnaamijka doorka aqoonyahanka iyo saxafiga Faysal Abroone

May, 17, 2020
Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu ...

Maamulka Somalilaan oo sheegay in cudurka Kooro sii kordhey

May, 9, 2020
Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in ...

Uhuru oo ka aargoostey Somalida Kiiniya iyo qaylo dhaan jirta

May, 7, 2020
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya ...

Cabi Axmed oo u digey Tigreyga raba inay qabsadaan doorasho

May, 6, 2020
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey ...

Ciidanka xooga dalka oo hadda baacsada argagixisada

May, 5, 2020
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku ...

Xaafada Daami ee Hargeysa oo diidey quudhsi Muuse Biixi kula kacay: DAAWO waxa sababay

May, 4, 2020
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ...

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Faarax Cabdillaahi

May, 3, 2020
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ...