Kadib warar baryahan laysla dhexmaraayay magaalada Hargeysa oo sheegaayay in jabhad dulmi diida ka dilaacdey gobolkaAwdal weliba nawaaxiga degmada Dilla ayaa Muuse Biixi xabsiga u taxabay xildhibaanada golaha deegaanka ee ka soo jeeda deegaanadaas.
Xabsigan ayaa caadi u muuqda ayadoo muddo bila uu welli Muuse Bixi iyo Saylici uu u xidhan yahay Mukhtaar Cali Aadan oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ciidanka Ingiriisku u tabaray beesha dhexe ugu daateen gurigiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay