03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo xabsiga u taxaabay 3 xildhibaan oo ka tirsan golaha Boorama

Kadib warar baryahan laysla dhexmaraayay magaalada Hargeysa oo sheegaayay in jabhad dulmi diida ka dilaacdey gobolkaAwdal weliba nawaaxiga degmada Dilla ayaa Muuse Biixi xabsiga u taxabay xildhibaanada golaha deegaanka ee ka soo jeeda deegaanadaas.



Xabsigan ayaa caadi u muuqda ayadoo muddo bila uu welli Muuse Bixi iyo Saylici uu u xidhan yahay Mukhtaar Cali Aadan oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ciidanka Ingiriisku u tabaray beesha dhexe ugu daateen gurigiisa.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS