22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hay’ad Jarmal ah oo qalab duugoobey oo hadda laga baxay ku wareejisay booliiska Boorama

Boorama–Hay’ad Jarmal ah ayaa qalab u badan ku xafiisyada ku wareejisey booliiska Boorama. Qalabkan oo inta badan duugoobey ayaa hay’adu magac ka doonaysaa kuwa ay lacagta ka csoo ururiso. Booliiska Boorama ayaan intanba haysan waxana ka mahadceliyay masuuliyiinta booliiska.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM