November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh oo xadhiga ka jaray dhismihii dawlada hoose ee Xamar oo la burburtey qaranka+SAWIRO

Araabinews.com–Madaxweynaha Somaliya ayaa xadhiga ka jaray dhismihii dawlada hoose ee Xamar oo ku burburtey dagaaladii kooxaha S-tu ku burburiyeen dalka. Waxa furitaanka ka qaybgalay safiiro iyo madax kale oo ka tirsan dawlada.

IB0A4545[1] IB0A4554[1] IB0A4558[1] IB0A4570[1] IB0A4585[1] IB0A4675[1] IB0A4731[1] IB0A4803[1] IB0A4870[1] IB0A43651[1] IMG_2002[1] IMG_2248[1] IMG_2273[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM