Horjoogaha maamulka Somaliland ayaa blilabay inuu ugaarsado macalimiinta gobolka Awdal. Waxa uu xabsiga u taxaabay macalin da’yar oo wax ka dhiga jaamacada Camuud oo lagu magacaabo Maxamed Ruush.
Waxa macalinkan lagu eedeeyay inuu taageeray Suldaan Wabar ayadoo ayna jirin dad noocaasa oo lagu xiro waxaad taageertay Caare. Waxay muujinaysaa in gobolkan si khaasa Muuse Biixi u ugaadhsado waxgaradkiisa.
Dhalinyarada wax qori jirey ayaa ka cararay gobolka una kala baxsaday Itoobiya iyo Muqdisho.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay