17/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi rasaas ayuu noo adeegsaday laakiin nama cabsiin karo: Ciro (daawo)

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro oo rabay inuu taageerayaashiisa Kula hadli xarunta xisbiga magaalada Hargeysa ayaa Muuse Biixi Kala hortagey rasaas waxana la xaqiijay in hal qof Ku dhaawacmey.



Gudoomiyaha ayaa sheegay in xarunta xisbiga ay xalay la wareegeen askarta Muuse Biixi oo Ka dareeriyeen cidkasta oo joogtey halkaas.



Muuse Biixi ayaa qas ka bilaabay Hargeysa taas oo uu amniga Ku qalqalinayo ayuu yiri Xuseen Warsame. Gudoomiyaha kuma baaqin banaanbax wuxuuse taageeereyaashiisa ugu baaqay inay yimaadaan xarunta xisbiga.

https://youtu.be/TbmhR6KZD7g

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS