Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Somaliya oo aad uga cadhootey cunaqabataynta Ingiriisku horkacayo

Dawlada Somaliya ayaa u cadhootey cunaqabataynta hubka ee Ingiriisku horkacayo. Ingiriiska oo la ogtahay inuu qayb weyn Ka ahaa burburka dalka iyo kicinta uu Ka faafin jirey idaacadiisa BBC ayaa sanadii 1989 u sheegay iskutaga reer Yurub inay joojiyaan deynta ah siiyaan dalka.



Deyn la’aantaad waxay wax weyn u dhintey ololihii dawladu ugu jirtey inay saarto wax soo Saar lagu diirsan Karo xilli dalku galay marxalad cusub.

Sarkaal u hadley ciidamada qaranka ayaa aad u cambaareeyay cunaqabataynta Ingiriisku la dabasocda 18 -sano ee la soo dhaafay, isagoo ah dalka keliya ee saara warqada cunaqabataynta.



“Laba wejiile ogolaan meyno marna nagu leh ka dagaalama argagixisada iyo waa dal burburey marka uu moo arko inaan soo kacnayna lana dabajooga cunaqabataynta ayuu yiri sarkaal u hadley ciidanka oo u baahan hubka lagu dejinayo dalka.

Waa markii ugu horeysay ee dawlada Somaliya si adag uga hadasho cunaqabataynta Ingiriisku wado, ayagoo amaaney dawladaha ka aamusey beenta Ingiriisku u gudbiyay halkaas ee Ruushka iyo Shiinaha.



“Anigu waxaan qabaa in dawladu si kale uga aargoosato Ingiriiska qaasatan dhinaca saliida, ayadoo la ogyahay inay taageero siiso maamulka Somalilaan haddana isku dayayso inay dhisato ciidan ayada raacsan kana dhisayso Baydhabo ayuu yiri Cali Calasow

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...