November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Meesha inaga giiji markaad hooyadeed la kulanto: Qayb xiise leh Adeer Xabiibi

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Adeer Xabiibi. Waxa kulmey jacaylada cusub ee miyi iyo magaalo waxana lagu balamay in gabadha hooyadeed loo tago. War Meesha inaga giixi oo si fiican u labiso.





ARAABINEWS