22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

June 4, 2014 - Mediterranean Sea / Italy: Refugees on board a fishing vessel carrying 443 Syrian asylum seekers are rescued by the Italian navy. More than 2,000 migrants jammed in 25 boats arrived in Italy June 12, ending an international operation to rescue asylum seekers traveling from Libya. They were taken to three Italian ports and likely to be transferred to refugee centers inland. Hundreds of women and dozens of babies, were rescued by the frigate FREMM Bergamini as part of the Italian navy's "Mare Nostrum" operation, launched last year after two boats sank and more than 400 drowned. Favorable weather is encouraging thousands of migrants from Syria, Eritrea and other sub-Saharan countries to arrive on the Italian coast in the coming days. Cost of passage is in the 2,500 Euros range for Africans and 3,500 for Middle Easterners, per person. Over 50,000 migrants have landed Italy in 2014. Many thousands are in Libya waiting to make the crossing. (Massimo Sestini/Polaris) ///

Reer Yurub oo isku raacay in ay meeleeyaan ilaa 60,000 oo qoxooti oo jooga Talyaaniga iyo Giriiga

Shirka uga socda madaxda reer Yurub ayaa go’aan lagu gaadhay in la meeleeyo ilaa 60,000 oo qof oo qoxooti ah taas oo loo qaybinayo wadamada Yurub ee iyagu ogolaaday. Ingiriiska ayaa isagu aan ku biirin wadamada qaadan doona qoxootigaas. Talyaaniga ayaa isagu sheegay in wadamada reer Yurub ayna waxba la qaban dhaqaale xumada ka haysata qoxootiga ka imanaya dalka burburey ee Liibiya.

Madaxweynaha Faransiiska oo faahfaahin ka bixiyay cida la gaynayo wadamada Yurub ayaa sheegay in ay yihiin qoxootiga ka imanaya Siiriya iyo Ciraaq oo argagixisada caalamiga ah burburisey,,mase sheegin in aan wax lagaga dari karin qoxootiga faraha badan ee ka imanaya Afrika.

Wadamada qaar ayaa diidan in ay aqbalaan qoxootigan iyagoo ku andacoonaya in la furayo wado foolxun oo dhiirigelinaysa in qoxooti kale soo jabaan. Wadamada qaadan doona ayaa la soo saari doonaa bisha soo socota ee July.

Somali aad u farabadan oo jooga wadamada Talyaaniga iyo Giriiga ayaa iyaguna ka mid noqn doona dadka ay qaybsan doonaan wadamada dhaqaalaha leh ee Yurub.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM