07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax oo si adag uga hadley guddi Muuse Biix u direy Muqdisho

Guddigan o isku qarisay inay mucaawino u sido fatahaada webiga Shabeele ayaa waxa u qarsona ujeeda wadahadal oo ay la galeen dawlada dhexe kulana galeen Muqdisho.



Siyaasiga oo ka digey in aan loo wada dhanasyn oo haddii wadahal uu Jiro laga soo bilaabo isla reer Woqooyiga dhexdiisa qaasatan xilligan la kala tageyna muhiim ahayn in sheeko wadahadal lagu meeraysto.



https://youtu.be/-k1LqNkybJU



ARAABINEWS