20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Idaajaa oo banaanka soo dhigey halgankii daraawiishta

Waxaan wada oghnahay in markii Somaliya uu soo galay gumeysigii Ingiriiska ee ka masuulka ah dhibaatooyin badan oo dalka ka jira ilaa haddana daba socda Somalida siyaasad ahaan, waxa u guntadey inuu hilfaha u qaado halgankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.



Haddaba halgankas waxa ka faaloonaya suugaan yahanka dinaca taariikhda ee Axmeed Faarax Idaajaa.#



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS