Tuesday, February 18th, 2020
header

Maamulka Madheera oo u digey horgaleyaal ay wadato Kiiniya

Maamulka degmada Madheera ee xadka Kiiniya ayaa u digey horgaleyaal uu ka mid yahay nin sheegta inuu Axmed Madoobe ku xigo iyo nin dambiyo lagu haysto oo Kiiniya u cararay haddana ay soo hubeysay. Horgale Maxamuud Aadan iyo Janan ayaa Kiiniya soo hubeysay si u weerarto ciidanka xooga ee jooga degmada.



Maamulka degmada ayaa sheegay in horgaleyaashii ka soo cararay Baardheere iyo Beledxaawo ay hadda isku soo shubeen Madheera ayna taasna rabin dadka shacabku ayuu yiri Cali Roobow.



”Anaga ciidan hubeysan ma ogolaanayno waxaanan ka qaadaynaa talaabada ku haboon. Axmed Madoobe o isticmaalaya lacagta Kiiniya ayaa raba inuu Mareexaanka hub isugu dhiibo.



Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Somaliya xoojisay xadka ay la wadaabto Kiiniya si ay amniga u sugto

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Haddii Muuse Biixi diido inuu soo dhaweeyo Farmaajo yaa wax ku waayaya: Warbixin

February, 17, 2020
Waxa maalmahan soo baxaya warar sheegaya in madaxweynaha ...

Horjooge Siciid Deni oo weriye u masaafuriyay Muqdisho: SAWIRO

February, 17, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii weriye u shaqayn jirey ...

Argagixis isa soo dhiibey oo ka hadley waxa iska bedelay

February, 17, 2020
Waxa magaalada Xudur ee gobolka Bakool lagu soo ...

Siiriya oo argagixisada ka sifaysay gobol muhiima

February, 17, 2020
Ciidanla Siiriya ayaa argagixisada uu taageero Sucuudiga iyo ...

Qoysas hore u barakacay oo hadda u dhimanaya gaajo iyo haraad Buuhoodle

February, 16, 2020
Qoysas aad u farabadan oo hore abaari u ...

Dhacdooyinka

Dawlada Somaliya oo looga digey inay soo celiso Somalida Shiinaha ku nool

February, 7, 2020
Dawlada Somaliya ayaa loogu baaqay inayna soo qaadin ...

Badhasaabkii diinta caayay oo Muuse Biixi difaacay

February, 6, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii badhasaabka fadhiidka ah ee ...

Warbixinta gabadh shan jira oo Hargeysa lagu kufsaday

February, 5, 2020
Waa arin aad looga argagaxo markaad maqasho gabadh ...

Dawlada Somaliya oo qaaday talaabo ay ku xaqiijinayso xadka Kiiniya: XOG

February, 5, 2020
Dawlada Somaliya oo ciidan ahaan sii xoogeysanaysa taas ...

Cudurka halista ah ee hargabka Shimbiraha oo ka dilaacay Sucuudiga

February, 4, 2020
Urur caafimaadka aduunka ayaa xaqiijay in cudur halisa ...

Gobolka Harawo maanta iyo xilligii hore midkee faaiido qabaan: Falaqayn

February, 3, 2020
Waxa falaqaynta diyaariyay saxafiga da'da yar ee Faysal ...

Badhasaabkii diinta caayay ee Awdal oo toobad keenay iyo Sh Xasan oo u jawaabay

February, 1, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii fadhiidka Muuse Biixi u ...