19/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo Jacaylka Jaajuumow oo dalbatey furiin

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Jacaylka Jaajuumow oo dalbatey tution halka iskufilan uu baryo ula tagey jacaylkiisa. Dhinaca kale Hibaaq ayaa saaxiibteed u bandhigtey jacaylka ay u qabto Ceegaag.





ARAABINEWS