Saturday, April 27th, 2024
header










Meta







Horjooge Muuse Biixi safaaradii Somaliya ee Hargeysa ayaa laga rabaa: Xisbiga Wadani

Horjoge Muuse Bixi oo caqliga dhalinyarada Hargeysa iyo Burco xadaayay ayaa yiri sida keliya ee ay ku tegi karaan dhalintu Muqdisho waa inay fiiso u qaataan oo lagu dhifto baasaboorka bugta ah ee Ingiriisku sameeyay. Haddaba xisbiga Wadani oo ka jawaabayay hadalka horjooge Muuse Biixi ayaa yiri safaarada Somaliya ma aqalkiisay ku taalaa bal dadka ha u sheego.



”Yaa ku aqoonsan ma Koofurta dalka ayaa ku aqoonsan mise meel kale, waxa lagu soo direy wasiirka arimaha gudaha ee dalka ayuu yiri Maxamed Faarax Cabdi xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Wadani.

”Dadka Somaliaan ma caamo ayuu u haystaa markuu leeyahay fiiso qaata. Wuxuu su’aal iska weydiiyay xuska 26 Juun oo awal Hargeysa keliya lagu qaban jirey in doorkan goboladana lagu qasbey inay qabtaan.



Si kastaba ha ahaatee dadka hoostaga maamulka horjooge Muuse Biixi ayaa baasaboorada u doonta Garoowe inkastoo la aamisan yahay inay jiraan xarumo qarsoodi ah oo Hargeysa looga qaato baasaboorka.



Dhalinta dhalatey burburka kadib oo in badan ka haajireen maamulka iskuna dhiibeen Yurub qabiilada Koofurta ayaa hadda inta ku hadhay Hargeysa iyo Burco lagu beerlaxowsan karin waan go’neyn iyo dawlad baan ahayn 1960 ku biirtey Koofurta dalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...