Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Dakhliga hawada ka soo gala dalka oo u kordhi doona 5 milyan doolar bishii

Dawlada Somaliya intii ay la soo wareegtay hawada dalka oo lacag malaayiina lagu cunaayay Kiiniya iyo caasimadaha kale e adduunka waxa bishii soo gasha lacag 2 mliyana sida uu sheegay khabiir ka shaqayn jirey laanta hagta diyaaradaha dulmara dalka.



Khabiirkan bartey hagida diyaaradaha ayaa qarxiyay in xilligii ay gacanta ku haysay qaramada midoobey in bishiiba si raaxo u jaqi jireen lacag laba milyana oo saafiya. Lacagtaas badankeeda waxa shaqaalaha cadaanka ah ka dhisteen daaro dhaadheer, waana ta keentay in la siyaasadeeyo muddo dheer.

Shaqaalaha Somalida ee joogi jirey xarunta Nayroobi u taala ayaa la siin jirey lacag anka badneyn 200 oo doolar bishii halka ajaanibta aan waxba dhaamin iyo Kiiniyaatiga ay qaadan jireen 900 ilaa 1000 oo doolar bishii sida uu sheegay khabiirku.



”Hadda diyaaradaha dulmara hawada Somaliya ayaakordhey amniga awgeed waxana ay gaareen 430 bishii halka awal ay ahaayeen wax aan gaarayn 200. Taas waxay ka dhigan tahay in markasta oo dawladnimadu sii xoogeysato uu sii kordhayo dakhliga laga heli karo hawada dalka.

Waxa aad loo kordhiyay xarunta laanta hawada ee magaalada Muqdisho oo laga dhigey mid ay yaalaan qalab casriya oo la mida kuwa yaala Yurub. ”Runtii qalabka ay dawlad rakibayso waa mid aan Afrika oolin oo la mida kuwa Yurub yaala ayuu yiri khabiirku.



”Waxase nasiib daro noqon doona in lacagta ka soo gasha hawada dalka qaar ka mida gacanta looga geliyo maaul jufeedyada sida hadda la sheegayo ee ay ku fiican tahay in dib loogu dhiso madaaro cusub ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...