Monday, April 29th, 2024
header










Meta







Ganacsatada qaadka Kiiniya oo cabasho oohina ka keenay diyaarad Hargeysa u socotey

Dhawaan ayay ahayd markii diyaarad qaad u wada maamulka Muuse Biixi laga celiyay hawada, ayadoo markii hore loo sheegay in ay soo geli karto hawada Somaliya, iyadoo sida qaad. Qaadka ayaa ka mida aaladaha aan la ogoleyn in dalka soo galo.



Haddaba ganacsatada Kiiniya ee khasaaruhu ka soo gaaray qaadka hawada ka soo celiyay ayaa cabasho oohina u gudbiyay saxaafada dalkooda. ” Waxaan khasaarney 30 kun oo doolar oo ah lacagta qaadka iyo dhoofistiisa ayuu yiri ni u hadlay ganacsatada.

“Waxaanu oggolaansho ka helnay hey’adda duulista rayidka ee maamulka Muuse Biixi, waxwalbana sidii la rabay ayay ku socdeen ilaa markii dambe diyaaradda ay gashay hawada Soomaaliya, duuliyihii diyaaraddana lagu yiri waxaad sidaa shixnad sharci darro ah ee dib u laabo,”ayuu raaciyay oo cabsho ooyay khasaaraha dartii.



Kiiniya waxay dhowr mar jebisay sharciga duulista ee dala ayadoo diyaarado badan soo gelisay dalka xilli hawada xiran tahay. ” Waxa niyada looma hayo qaadka iyo diyaaradaha ka imanaya Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...