Faahfaahin ka soo baxaysa gabadh yar oo meydkeeda laga helay Galguduud
Waxa saaka gabadh yar meydkeeda laga helay geed dushii kadib markii la diley kadibna la saaray halkaasi. Dhacdadan laga anfariirey ayaa booliisau magaaladu sheegeen inay hadda u qabteen haweenay habar-yar u ah gabadha la diley oo lagu magacaabi jirey Caasho Maxamed Shanley.
”Waxaan dilkaa foosha xun u soo qabanay gabadha habaryarteed haddana waxaan bilownay inaan ogaano sida wax u dhaceen, gadaalna waxaan ka soo sheegi doonaa, wixii macluumaada ee soo kordha ayuu yiri taliye ka hadley dilka deegaanka Godinlabe.
Deegaanada Mudug iyo Galguduud ayaa waxa sanadan dambe ka soo baxa tacadiyo laga anfariiro oo loo geysto gabdhaha yaryar. Waxana dhacdo foolxun hore uga dhacdey Gaalkacyo.
Meydka gabadha oo geed lagu dhex tuurey ayaa waxa arkey rag dhagax ka qoda aagaasi oo dareemay ur farabadan kadib =na arkey meydka gabadha.
Sawirka hoose waa goobta laga helay
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...