23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka xooga dalka Somaliyeed oo wacdaro ku soo bandhigey goob fagaare ah

Wasiirka gaashaandhiga dawlada Somaliya ayaa soo xirey tababar u socdey ciidanka kamaandoysta ee dalka kuwaas oo soo bandhigey wacdaro. Ciidanka ayuu kala dardaarmey in ay iska daayaan qaadka oo uu sheegay in caafimaadkooda, dhaqaalahooda iyo diintoodaba aanu u fiicneyn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM