November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhalinyarada Somaliyeed oo ku garab taagan dawlada

Kulan ay dhalinyarada Somaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Muqdisho ku garan taagan yihiin dawladooda ayaa ka dhacay taalada daljitka dahsoon. Kulanka ayaa taageero loogu muujiyay ciidanka qaranka iyo go’aanka dawlada ka qaadatey xiriir u jarida Kiiniya oo farogelin qaawan ku haysa madax banaanida dalka.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS