Siyaasiga Cali Warancade oo la taliye maldahan u ah horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa diidey in Malaawi ay la yeelanayaan ganacsi xilli uu ogaaday in dirkhiga ay cunaan jiirkuna yahay waxa ugu weyn ee ay dhoofiyaan.
”Anaga waxa noogu wryn ictiraafka iyo inay nagala shaqeeyaan Malaawi ee ganacsiga waa laga horeeyaa ayuu yiri Cali Warancade oo lagu yaqaan inuu ka cabsiiyo dhalinta magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.
Dhawaan ayaa waxa yimi Hargeysa masuul ka socda Malaawi oo ilaa hadda la garanayn waxa uu u yimi iyadoo KELIYA la ogyahay in Ingiriisku soo direen sidey u soo diraan madaxda kale ee Afrikaanka.
Waxana la ogaaday in dalka oo Somalidu wax shaqo ah ku lahayn laakiin loo isticmalayo ictiraaf raadista tiradana lagu badsanayo, in jiirku yahay cuntada ay ugu jecelyihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay