Ururka caafimaadka aduunka oo beeniyay warar ku saabsan caabuqa cusub
Ayadoo baryahan la sheegayay in Ingiriiska laga hela nooc cusub oo ka mida cudurka Karoona laakiin si aada ku faafa ayaa ururka caafimaadka aduunka oo baarayay arintan sheegay inayna waxba ka jirin in caabuqa cusub ka daran yahay kan hadda jirey.
Khuburada Ruushka ayaa iyaguna sheegay in daawada ay hadda hayaan ee loogu talogalay ka hortaga caabuqa Karoona ay ka hortagi karto midka cusub ee la sheegayo.
Wadamo badan oo aduunka ayaa cunaqabatayn saaray Ingiriiska oo ah halkii lagu sheegay caabuqa cusub oo isla Karoona ah laakiin ay ku sheegeen inuu xoog ku faafayo. Ururka caafimaadka aduunka oo iyagu baaray arintan markii ugu horeysay ayaa cadaayay in waxba ka duwanayn kan hadda jira.
Waxa lo baahan yahay baadhitaan dheer laakiin intaan hadda ogaanay waxba kama duwana kan hadda jira ayuu yiri khabiir u hadlay ururka caafimaadka aduunka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...