Odayaasha Muqdisho ayaa kabaha la dulmaray kooxda sheegata madasha musharixiinta oo laftooda ah Hawiye keliya rabana in qas dalka geliyaan si kooxda sheegata beesha caalamka u yiraahaan cunaqabatayna hubka hala sii giijiyo. Odayada ayaa sheegay in cidii banaanbaxaysa keligood banaanbaxaan oo aan Hawiye dambe lagu guureyn.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay