19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayada Hawiye oo kabaha la dulmaray kooxda musharixiinta sheegata

Odayaasha Muqdisho ayaa kabaha la dulmaray kooxda sheegata madasha musharixiinta oo laftooda ah Hawiye keliya rabana in qas dalka geliyaan si kooxda sheegata beesha caalamka u yiraahaan cunaqabatayna hubka hala sii giijiyo. Odayada ayaa sheegay in cidii banaanbaxaysa keligood banaanbaxaan oo aan Hawiye dambe lagu guureyn.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS