Golaha shacabka ayaa u codeeyay inay dib ula soo noqdaan awoodi laga xayuubiyay ee laga dhigey waxaan jirin, dalkana dib loogu celiyay 2015. Kooxda sheegata beesha caalamka oo iyagu inoo dhoobdhoobay dastuur iyagu leeyihiin ayaa dalka lagu qasbay inay nidaam aan la garanayn oo federaal la yiraa.
Golaha ayaa aqlabiyay ku ansixiyay in shacabka Somaliyeed dib loogu celiyo awooda dalka markii hore laga xayuubiyay loona dhiibey afar maamul jufeed oo laba ka mida u shaqeeyaan kooxda sheegata beesha caalamka.
Golaha ayaa ansixiyay in guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ay muddo laba sanno ah ku soo diyaariyaan doorasha qof iyo coda taas oo markii hore loo diidey dalkana afka loo geliyay Kiiniya iyo kooxda sheegata beesha caalamka.
Waxa la sugaaba waa waxa ay la yimaadaan kooxda sheegata beesha caalamka oo iyagu xuurto ku haysta diideyna in doorasho la galo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay