Maxay samayn karaan kooxda sheegata beesha caalamka mar haddii
Golaha shacabka ayaa gaaray go’aan taariikhiya oo dalka dib loo celinayo shacabka Somaliyeed si ay u doortaan madaxdooda. Waxana muddo laba sanno ah soo diyaarin doona doorashada guddiga madaxa banaan ee doorashada.
Haddaba ayagoo kooxda sheegata beesha caalamka ay si kasta u xanibeen heshiisyadii la gaaray 17 Sibtambar muddo 8 sideed bilood ahna soo gaarsiiyeen halka maanta la joogo, diideena in laga dhaqaaqo meesha la joogo, maxaa hadda la gudboon.
”Ma filayo in wax kale u furan yahay kooxdaas aan ka ahayn inay qaataan go’aanka golaha shacabka ee dalku ku galayo doorasho xalaala ayuu yiri Cali Calasow. Dana uguma jirto inay khilaafaan waayo waa laba sanno oo ay sii joogayaan dalka.
Waxaanan amaan u dirayaa golaha shacabka oo dalka u jiheeyay in shacabka loo adeego ayuu raaciyay Cali Calasow.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...