Hooyo u dhalatey dalkaasi Maali oo lagu magacaabo Xaliima Ciise ayaa sagaal caruura lagu jeexay isbitaal ku yaala magaalada labaad ee dalkaasi ee Kasabalanka. Hooyadan ayaa la sheegay in iyada iyo sagaalka caruur ahba caafimaad qabaan.
Hooyadeen Xaawa ayaa la soo weriyay inay dhali jirtey mataanayaal. Hooyadan ayaa iyadu sheegtay inay filaysay 7 caruura haddase lagu jeexay 9 caruura. Sagaalkan caruura ayaa kala ah 5 gabdhood iyo 4 wiil.
Wasarada caafimaadka ee Maali iyo dhaqaatiirtooda ayaa dalbadey in hooyadaan loo diro dhaqaatiir qalab fiican yaalaan maadaama ayn aawoodin baaxada uurkan aan hore loo arag, kadibna sidaas loo keenay Marooko.
Rashiid ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay