Wasaarada arimaha gudaha Somaliya ayaa jac weyn ku dhigtey Kiiniya oo rabtey inay casuunto wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble. Waxay isku dayaysay inay ka faaiideysato xilliga doorashada iyo in ugu yaraan ay kala jabiso dawlada dhexdeeda.
”Wasiirka arimaha dibedda oo ka jawaabay codsiga inuu la kulmo wasiirka koowaaad ayuu ku yiri ”raali ahow laakiin waxa buuxa jadwalka wasiirka koowaad.
Kiiniya aya xanaaqii ay halkaa ka qaaday kula dul dhacday hay’adaha qaramada midoobey ee Somaliya ka sameeya malaayiin doolar sida inay raashin dhacay ku soo qaataan lacag xad dhaafa.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay