November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xeer ilaaliyaha Somaliya oo sharaxay qaladaad ka jiray heshiisyadii badda kuwo kalana qarxiyay+dacwadii Somaliya gudbisay+MUUQAAL

WP_20141225_018Muqdisho 25 Dec 2014–Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya ayaa sheegay in qaladaad la sameeyay heshiisyadii la saxiixay sidoo kalana sharaxaad ka bixiyay arimo badan oo qarsoonaa oo ay ku jirto heshiisyo badan oo muran ku jiray waxa kale oo uu taabtey dacwada ay Somaliya ka gudbisey badda Kiiniya jeexatay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS