Dhiigmiiratada Daalibaan oo shalay xasuuqu caadi u ahaa ayaa maanta aan jeclayn in wax la qarxiyo oo la dilo ama laga aargoosto laakiin jecel in nabadu sideeda ahaato. Waxay dalbadeen inuu Turkigu dib ugu dhiso madaarka Kaabuul.
Qadar iyo Imaaraadka oo wada socda ayaa keenay qalabka iyo kambuutarada diyaaradaha halka farsamo yaqaaniin Turki ah ay xideen qalabkaasi intisa badan haddana la sugayo in la furo madaarka.
”Madaarku hadda ma hagi karo diyaaradaha maadaam agebi ahaanba u burburey kadib kumanaankii ka ordaayay dhiigmiiratada oo meelkasta ka soo galay madaaarka. Waa sidoo kale dhawaan tagay Afqaanistaan wasiirka arimaha dibedda ee Qadar.
Rashiid ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay