Madaxweyne Farmaajo oo la filayo inuu soo afjaro kiiska Kiiniya iyo kooxda Xalane wataan
Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu soo afjaro kiiska awrkacsiga qabiil ee Ikraan ee ay dabada ka riixayaan Kiiniya iyo kooxda Xalane. Madaxweynaha yaa la sheegay inuu soo wado guddi soo baarta.
Macawis xire Maxamed Xuseen Rooble ayaa fashil kadib aqbalay in guddi loo saaro asagoo diidan in sirdoonku usbuuca dambe soo bandhigo xogta ay ka hayaan hawlwadaankaa u shaqayn jirey.
”Waxaa is weydiin leh waxa macawis xire Maxamed Xuseen Rooble u diidey in kiiska laga hor akhriyo guddiga amniga qaranka, waxaan is oran karnaa inuu la galayo meelo ayan rabin ayuu yiri Cali Calasow.
Si kastaba ha ahaatee Kiiniya ayaa diidi doonta guddiga madaxweynuhu magacaabi doono.
C/llahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...