Camaan–Araabinews–Aabaha dhalay Mucaad oo ah baylood ay shalay argagixisada Daacish nolosha ku gubeen ayaa aduunka muslimka iyo kuwa aan muslimka ahaynba ka dalbaday in aduunka laga tirtiro dhiigmiiratada Daacish iyo kuwa la midka ahba.
Dhiigmiiratada Daacish oo ku qadhaabta diinteena macaan ayaa si istus ah u soo duubey iyagoo wajiga oo nolosha ku gubaya Mucaad oo ay qabteen laba bil kahor.
Dhiigmiiratada Daacish ayaa la qirey in ay yihiin kuwa nijaasan aduunka waxase wali ay maskaxda ka xadendhalin aan caqligoodu ku filneyn oo u adeega suntan ay aduunka ku faafinayaan iyo afduubka beenta ah ee ay ku hayeen diinteena macaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay