Ciidamada Jaad oo laba boqol ka dilay dhiigmiiratada Boko Xaraam dibna u xoreeyay magaalo Woqooyiga Nayjeeriya
Baga–Ciidamada sida fiican u tababaran ee dalkaasi Jaad ayaa sheegay in ay laba boqol oo dhiigmiiratada Boko Xaraam ah ku dileen dagaal aan waxba layskula hadhin oo ka dhacay Woqooyiga Nayjeeriya. Wadamada jaarka la ah Nayjeeriya sida Jaad ayaa go,aan ku gaaray in la tirtiro argagixisada Boko Xaraam.
Boko Xaraam ayaa bil kahor masaajid buuxa isku qarxiyay halkaas oo ay ku dhinteen ilaa laba boqol oo qof dhaawacuna xad dhaaf ahaa. Xagjirkan Boko Xaraam ee fuleynimo wajiga duubtey ayaa afduubtey ilaa 200 oo gabdhood kadibna sheegay in ay xoog ku guursadeen.
Boko Xaraam ayaa ka adkaaday ciidamada Nayjeeriya oo markasta oo ay is arkaan ciidamada Nayjeeriya goobta cararaan sidaana Boko Xaraam ku qabsatay magaalooyin badan oo ku yaala Woqooyiga Nayjeeriya oo dhamaantood ah magaalooyin muslimiintu degan tahay..
Weerarkan ciidamada Jaad ku qaadeen argagixisada Boko Xaraam ayaa ah kii ugu adkaa oo argagixisada hilfaha loo qaado.
![_80779061_80779060[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/80779061_807790601.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...