Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Aabaha dhalay gabadh si arxan daro ah loo diley oo hadley

Waxa xalay booliiska Galmudug soo qaadeen meydka gabadh yar oo si arxan daro loogu diley duleedka Dhuusamareeb. Gabadhan yar ee 11 jirka ah ayaa waxa jirkeeda ka muuqdey dhaawacyo laga argagaxo.

Booliiska oo baadhid hordhaca sameeyay ayaa sheegay inay heleen tilmaamo muujinaya sida dilku u dhacay ayna fulin doonaan sharciga.



Mire Xaashi oo ah aabaha dhalay Ikraan ayaa booliiska uga mahadceliyay sida ay hawsha u galeen iyo weliba qabashada hooyada dhashay iyo ninka qaba.

Gabadha ayaa Isla maanta lagu aasay magaalada Dhuusamareeb, ayadoo dadka ka qayb galay aaska ay aad uga xumaadeen sida foosha xun ee loo diley ilmayar oo gacantooda ku hoos noolaa.



“Ilaa hadda ma garan karo waxa gabadhaas yar ay galabsatey ee keentay in NAFTA loga Karo ayuu yiri aabo Mire Xaashi. Waxaan dalbanayaa in cadaalad degdega ay hesho ayuu raaciyay.

Waxa keliya oo loo malaynayo in ay dhibsadeen gabadha qaasatan ninkeeda cusub. Waxase fajac leh sida hooyadu u ogolaatey inay disho ilmaheeda

Sawirada naxdinta leh ee Ikraan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...