X

Aadan Madoobe oo aan runta ka sheegin ololaha khaniiska

Afhayeenka musuqa badan ee golaha shacabka ee u adeega kooxda Xalane ayaan runta ka sheegin laga roonaha la doonayo in la marsiiyo barlamaanka. Aadan Madoobe oo ay casuumeen dallka sharciga laga roonaha wata sida Holan ayaa si musuqa isaga leexinaya sheekada.



ā€¯Aadan Madoobe miyaanu ahayn ninkii shalay tagey Holan ee ay casuuntey haweenayda khaniiska ah ee u dhalatey Marooko iskuna sawirtey bal ummada ha u sheego wuxuu ka doonay naagtaas ayuu yiri Xuseen Warsame.



Dastuur dhoodhoobka dalka u yaal ayaa waxa salkiisu yahay in khaniisku xoryahay, kooxda Xalane ayaa ku bixisay malaayiin doolar, waxase arintu tahay dadka ay soo saareen oo uu ugu horeeyo Xasan Culusow oo ilaa haatan ka aamusan.

Yaan been la inoo sheegin ee dalka waxa dastuur u ah sharciga khaniiska.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.