X

Aadan Madoobe oo Yurub looga yeeray si looga saxiixo khaniisnimo

Afhayeenka golaha shacabka ee lagu hoogay ayaa Holan looga yeeray halkaas oo looga saxiixayo inuu marsiiyo sharciga khaniisnimada iyo kufsiga sida gaalku u fahansan yahay ee golihii shacabku hore u diiday.

Aabaha musuqa Aadan Madoobe ayaa shirar joogta la qaata safiirada Ingiriiska iyo Norway oo ah kuwa safka hore kaga jira kharashaynta sharciyadan khaniisnimada ah.


”Gaaladu waxay qabaan inayna guulaysan ilaa ay marsiiyaan golaha shacabka sharciyada ay u yaqaan dimoqraadiga sida khaniisnimada ninow naaga iyo kufsiga waxay ugu yeeraan ayuu yiri Xuseen Warsame.

”Dimoqraadi ma tihid xagooda ama gaalnimo saxa ma aanad qaadan hadaanad fulin kuwaas iyo kuwa la dagaalanka qoyska ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Aadan Madoobe oo aan lahayn aqoon ku filan ayaa isaga waxa u daran shilimaadka iyo haddii uu helayo deganaansho Yuruba ayuu qabaa Cali Calasow. Su’aasha kale ayaa ah ma jiraa gole shacab oo dalak badbaadin kara waa MAYA hadda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.